Dhegayso..Xil.Maxamed Nuuraani Bakar oo u Jawaabay Cabdulahi Sheekh Ismaaciil

1
263

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa jawaab lama ilaawaan ah maanta warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho u mariyay Caadaqaate Cabdulahi Sheekh Ismaaciil.

Jawaabtan uu siiyay Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar Caadaqaate Cabdulahi Sheekh Ismaaciil ayaa timid kadib kolkii maalin-nimadii shalay uu Cabdulahi Sheekh Ismaaciil ku cantaayaqay hadalo Gef ku ah Shaqsiyadiisa iyo weliba beesha BiyoMaal ee uu kasoo jeedo.

Halkan ka dhegayso Jawaabtii la siiyay Caadaqaate Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil.

Jawaab lasiiyay O

1 COMMENT

Comments are closed.