War Deg Deg Ah:Masuul Ka tirsan Maamulka Degmada Wanleweyn oo Xaley Lagu Diley Gurigiisa Hortiisa

0
41

Warar kol dhaweyd inaga soo gaarey dagmada wanleweyn ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay gudoomiyaha garsoorka degmada wanlweyn Maxamed Jacfar.

Marxuunka ayaa waxaa la sheegayaa in kooxo ku hubeysan bistoolado ay caawa gurigiisa hortiisa ku dileen.

ilaa haddana lama garanayo cid dilka geeysatey waxana mas uulkan uu ahaa qof mudado ku jiray howlaha garsoorka tan iyo dowladii dhexe.