Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
38

Reer Abikar Cali iyo Reer Cali Siidi waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Reer Axmed Awow Shaacir oo wiilkooda Cismaan Axmed Abow Shacir ku geeryoodey habeenkii xaley dalka ingiriiska magalada London.

Samir iyo iimaan ilaahey dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey anagana samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo janadii fardowza ilaahey haka waraabiyo qabrigiisana ilaahey waasac ha uga dhigo alaahuma amiin amiin.