Dhageyso…CaliBoore”Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda”

0
116

Xalka dhibaatada wixii ka dhacay Bariire kama sokeyso in Habargidir ay ku laabato deegaankeeda kana tagto gobolka Shabeelaha hoose sidaa waxaa yiri Cali Cabdi Cumar CaliBoore oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolka Shabeelaha hoose oo u waramay Wadajirradio Atlanta.

Riix xariga si aad u dhegaysato

wadajirradio 8 27 17 TODOBAADKA