Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Baay oo Amar Ku Bixiyey In aan Magalada Loo Ogalaan Iney Soo Galaan Dadka Kaso Cararaya Dagalada lagula Jiro Alshabab

0
32

Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Baay Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadley warbaahinta ayaa amar ku bixiyey in aysan magalada soo geli karin dadka kasoo barakacayaa deegaanada lagula dagaalamayo kooxda alshabab.

Taliyaha ayaa Waxaa uu tilmaamay in dadkaasi ay yihiin kuwo taageersan,sidoo kale kuwo ka tirsan iyo xaasaska Al-Shabaab.

Taliyaha waxaa uu sheegay in Magaalada Baydhabo Saraakiisha ku sugan lagu Amray in Baydhabo ay ka celiyaan dadka ka imaanaya meelaha Al-Shabaab ay gacanta ku haayaan.

Mahad-Cabdiraxmaan-Aadan

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Mahad Cabdiraxmaan Aadan Mobil