Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo ka qeyb galay shir madaxeedka midowga Africa ee lagu qabtay magaalada Addis Ababa ayaa dhinaca kale halkaa kulan kula...
Qarax goor dhaw ka dhacay xaafadda Taleex ee degmada Hodan ayaa lagu waramayaa in lagu dhaawacay agaasimihii hore ee wasaaradda warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi iyo...
Ilaa Seddex hoobiye ayaa goordhow ku dhacay meel ku dhow madaxtooyadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan Hal askari ayaa ku dhintay hoobiyayaasha, iyadoo uu...
Wasiirka wasaaradda maaliyada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa digniin u diray dadka mushaarka ka qaata hey’adaha dowladda ee ku diiwaan gishan inay shaqaale...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in waqtigan uu halkaa ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada...