Monthly Archives: July, 2017

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso; Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Maanta Xildhibanada Golaha Shacabka Ka Codsadey In Loo Gudbiyo Xiligii Azxaabta

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta la hadlayey xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso...

Dhegeyso Agaasimaha Waaxda Socdaal oo Sheegey Iney Yaraatey Somalida Isticmaasha Basaboorka Ajnabiga

Agaasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyada maxamed jimcaale koofi oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu yareedey isticmaalka baasboorka ajnabiga isla markaana uu batey...

Dhegeyso: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegey Iney Ayaga Ku Qasbeen In Shariif uu Isku Shaandheyn Ku Sameeyo Wasiirada

Xildhibaan cusmaan axmed islow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka koonfur galbeed oo la haley warbaahinta   ayaa sheegey in baarlamaanka ku qasbeen...

Xubnaha Cusub ee Wasiirada Maamulka Shariif Xasan Yaa Soo Geli Doona Yaana Daaqada Ka Bixi Doona

Wararka ka imanaya magalada baydhabo ayaa waxaa ay ku waramayaan in madaxweynaha maamulka koonfur galbeed shariif Xasan Sheekh Adan uusoo gabagabeeyey wadatashiyadii uu la...

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Shir Gudoominaayey Kulanka Golaha Amaanka

Shirka Todabaadlaha ahaa ee Golaha Ammaanka qaranka oo uu gudoominaayey Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagaga hadlay Shaqaaqadii dhex martay qaar ka mid...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img