Monthly Archives: April, 2017

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo La Wareegey gacan Ku Heynta Degmada Ceelbuur

Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, kaddib markii ay saaka isaga baxeen Ciidamada Itoobiya. Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur...

Dhegayso…Warbixin Dhab ka hadal ah: Maamul Musuq-Maasuq dhalay oo hadana Musuqii la dagaalamayo

Warbixin Dhab ka hadal ah: Maamul Musuq-Maasuq dhalay oo hadana Musuqii la dagaalamayo, Halkan ka dhegayso Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada Ku dhegayso Moobilkaaga.

Reysulwasaare Ku Xigeenka Turkiga oo Maanta Soo Gaarey Magalada Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo...

Taliska Ciidanka Boliiska oo Amar Ku Bixiyey In La Baaro Dilkii Dhalinyaro Loogu Geystey Suuqa Islii ee Neyroobi

Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet, ayaa sheegay in la baaro Muuqaal Video ah oo laga duubay fal ay Boliska dharka cad ee loo yaqaano...

Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Baay

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan dagalyahanada Al-shabaab la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Goofgaduud. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img