Daawo: Sheekh Maxamed Idiris oo Soo Dhaweeyey Doorashadii Maxamed Cabdullahi Farmaajo

0
60

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culumada somaliyeed oo soo dhaweeyey qaabka ay u dhacdey dorashadii shaley ka dhacdey magalada muqdisho isla markaana wuxuu soo dhaweeyey isbedelka cusub ee shaley meeshaasi ka dhacay wuxuuna shacabka somaliyeed ugu baaqey in ay la shaqeeyaan masuulka cusub isla markaana u duceeyaan.