Daawo Kulan Looga Soo Horjeedo Shariif Xasan oo Maanta Lagu Qabtey Hotel SYL ee Magalada Muqdisho

0
71

Kulan balaaran oo looga hadlayey mustaqbalka guud ee shacabka koonfur galbeed ayaa maanta lagu qabtey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac daray badbaadinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulankani oo loogu magac darey badbaadinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa kasoo qeyb galey qaar ka tirsan siyaasiyiinta koonfur galbeed ee uu ugu horeeyo Khalid Cumar , En Salah Seekh Cismaan Muuse , wasiir Beegoos, Abdirizaq sheikh, Ex. wasiir Amina Mursal , Ex. Xildhibaan Samaan Maxamed Daahur iyo Xildhibaano DFS ka tirsan, Odayaal dhaqmeedyo oo ay mid yihiin Maalaaq Ibrahim Leysaamow, Malaaq Siidow Muuse Maadow iyo kuwo kale oo badan.