Daawo Xildhibaan C/llahi Goodax oo Ka Hadley Wadamada Faraha Kula Jira Siyaasada Somaliya

0
35

Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey TV-ga STN waxa uu kaga hadlay Arrimo dhowr ah ku aadan Doorashada Dalka iyo faragelinta Shisheeye ee lagu hayo.

Xildhibaan Goodax Barre ayaa sheegay in Dalalka Itoobiya, Kenya Jabuuti iyo Imaaraadka ay yihiin kuwa ugu badan ee hadda faragelinta Ba’an ku haya Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.