Monthly Archives: December, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:-Odayaasha Puntland oo Fariin Adag U Direy Beesha Caalamka

Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, gaar ahaana kuwa kasoo jeeda dhinaca puntland ayaa fariin kulul u diray Beesha Caalamka oo ay sheegeen in...

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Khaatumo oo SheegeyIn Maamulkiisa ku Biiri Doonin Somaliland

Maxweynaha Maamulka Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galayr ayaa shegay in marnaba maamulkiisu ku biiri doonin Somaaliland. Pro Galeyr ayaa sheegay in wadahadalada u socda...

Dhegayso..Warbixin dhameystiran oo ku aadan Go’aamada Shirkii Madasha Qaranka.

Madasha hogaamiyayaasha Qaran (MHQ) oo labadii todobaad ee laga soo gudbay  kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn maanta lasoo gabagabeeyay isla markaana laga...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kasoo Horjeestey Tirada Xubnaha Aqalka Sare Lagu Kordhiyey

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestey Xubnaha Aqalka...

Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada oo Aqbaley In Doorasho Lagu Celiyo 11 Xubnood ee La Laaley

Hogaamiyayaasha madasha wadatashiga Qaran ee shirka ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa go'aan rasmi ah ka gaaray xubnihii ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban horey...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img