Daawo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Kasoo Horjeestey Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeele

0
75

ugaas-xasnUgaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne.

Ugaas Xassan yaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhexe. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ugaasku sheegay inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo.

Wuxuu ugaasku sheegay inuusan Jowhar tagi doonin asagoo intaa ku daray in horayna uu arinkaa u caddeeyay.