War Deg Deg Ah Shariif Sakiin oo Lagu Wado In Saacadaha Soo Socdo uu Ku Dhawaaqo Inuu yahay Musharax Madaxweyne

0
40

Wararka ka imaanaya magala baydha ayaa waxaa ay ku waramayaa in dhamaan suxufiyiinta ku sugan magalada baydhabo in lagu wargeliyey iney isugu yimaadaan xaruunta  serjitada saacada kolka ay tahay sagaalka aroornimo halkaasi oo shariifka u ah xarunta uu ka howl galo maamulkiisa.

Kulanka uu shariifka isugu yeerayo suxufiyiinta ayaa waxaa la filayaa in uu ugu dhawaaqo in uu yahay musharax madaxweyne.

Wixii kaloo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa sacadaha soo socda.