War Deg Deg Ah Alshabab oo La Wareegey Qeybo Ka Mid Ah Degmada Afgooye

0
26

War deg deg ah warar inaga soo gaaraya degmada afgooye ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal aad u culus oo uu u dhexeeyo ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab.

Qaar ka tirsan dadka ku dhaqan degmada afgooye oo aan la xirirney wexey inoo sheegeen in meelo badan hada ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka alshabab sida buundo yareey, bari, iyo sagaalaad.

wixii war ee soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.