Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Arinta Bada

0
68

Dacwadii bada ee u dhexeysey somaliya iyo kenya ayaa meel fiican mareysa ayadoo maanta somaliya ay soo gaba gabeysey soo gudbinta dacwadeeda, Amiin Camir oo howlahaas u dhuun daloola ayaa bogiisa maanta waxaa uu kusoo qaatey halka ay mareyso dacwadaas iyo isagoo fariin u direy dadkii ka dambeeyey howlahaas.

kalun-copy