Dhegeyso:Xildhibaan Cabdullahi Goodax oo Xasan Sheekh Ku Eedeeyey Inuu Rabo Xildhibaanada Hiiraan Inuu Gacntiisa Kusoo Xusho

0
42

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka Baladweyne ay go’aan ku gaareen iney sameeyaan maamul Hiiraan u gaar ah, shirka maamul sameynta ee Jowhar ka socdana waxa uu ku tilmaamay mid la doonayo in xildhibaanno lagu boobo oo kaliya ee aanuu niyad wanaag ku jirin.

Hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

xildhibaan-goodax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

xildhibaan-goodax-mobil