Dhegeyso Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada federaalka oo Ka Hadley Xildhibaanada Hada Jooga

0
27

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay arimo badan oo la xiriira Baarlamaanka hada jira ayaa ugu horeyn wuxuu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay sii shaqeyn doonaan ilaa ay ka yimaadaan Xildhibaanada cusub.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

prof-maxamed-osman-jawari

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

prof-maxamed-osman-jawari-mobil