Dhegeyso Musharax Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo Sheegey Haduu Madaxweyne Dalka ka Noqdo Alshabana uu Tir Tiri Doono

0
39

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah musharax u taagan madaxweynenimada dalka somaliya Murashax Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo la hadlaya warbaahinta ayaa sheegey in Hadii Madaxweynaha Soomaaliya loo doorto uu Xamar ka ilaalin doono Ururka Al Shabaab.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) Mobil