Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Aan Ka Wareysaney Barnaamij Isbuucii Tegey Lagu Qabtey Degmada Afgooye

0
37

Barnaamij loogu magac darey bulsho bile ayaa isbuucii tegey lagu qabtey degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose kaasoo ay kasoo qeyb  galeen argooyin ka kala socda degmooyinka gobolka shabeelaha hoose si aan wax uga ogaano barnaamijkaas iyo waxa uu ku saabsanaa ayaan waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose cabdi fataax cabdulle yusuf.

Wareysigiina sidan ayuu u dhacay

gudomiye ku xigenka Dhaqalaha Gobolka Shabelaha Hose

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

gudomiye ku xigenka Dhaqalaha Gobolka Shabelaha Hose Mobil