Alah U Naxariistee Marxuun Maxamed Cali Samatar oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Muqdisho

0
42

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Meydka Marxuumka ayaa la geeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo Salaadda Janaasada ay kula tukadeen Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo shacab aad u farabadan.

Aaska Waxaa kasoo qeygalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisulwasaaraha dalka iyo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha Maamul goboleedyada ayaa ka qeyb galay Aaska Marxuum Maxamed Cali Samatar.

duug

duug1

duug2