Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Deegaanka

0
81

Gudoomiyaha Degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aysan heysan dhaqaalo ay kula dagaalamaan Al-Shabaabka ku sugan deegaanadooda.

Gudomiyaha oo ka hadley arimo kale oo ku saabsan dagaalo ka dhacay deegaanka hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha Degmada Xudur

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha Degmada Xudur Mobil