Dhegeyso:-Odayaal iYo Xildhibaanadii Kasoo Jeeda Somaliland oo Qaadacay Go,aankii Kasoo baxay Madasha Qaranka

0
30

Wasiirada, Xildhibaanada, Waxgaradka iyo odayaasha kasoo Beesha Isaaq iyo beelo kale kasoo jeeda degaanada Somaliland ayaa si weyn u qaadacay go’aanadii kasoo baxay Shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho.

Waxay si cad u sheegeen inaysan shaqo ku lahayn isla markaana aysan quseynin wixii ka soo baxay shirka Madasha Qaran ee Muqdisho. Waxaa shirka jaraa’id ka hadlay Odayasha dhaqanka beelaha kasoo jeeda Somaliland ee ku jiray Guddiga Odayaasha sare.

Xildhibanada Kasoo Jeeda Somaliland oo Shir Jaraaid Qabtey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibanada Kasoo Jeeda Somaliland oo Shir Jaraaid Qabtey Mobil