Dhegeyso Shariif Xasan oo Looga Digey faragelinta uu Ku Haayo Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka

0
44

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ay uga digeen Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu Faragalinta ka daayo Xildhibaanada la soo xulayo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 2016.

Kulan ay Odayaasha Dhaqanka Koofur Galbeed ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayey sheegeen in ay arkayaan Faragalin uu shariif xasan ku hayo Xildhibaanada la soo Xulayo islamarkaana ay jiraan Ugaasyo iyo Salaadiin ay Madaxda Koofur Galbeed kala hadleen soo xulista Xildhibaanada soo socda.

Warbixintii oo dhan waatan ee nala dhegeysta.

Odayaasha Koonfur Galbeed Warbixin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Odayaasha Koonfur Galbeed Warbixin Mobil