Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Hadley Isbaaroyinka Ay Ciidamada Dowlda Dhigtaan Gobolka Banaadir

0
28

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan ay goob joog ka ahaayeen Gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo sidoo kale Gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana kulanka looga hadlay amaanka caasimada magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulanka looga hadlay amaanka dalka sidoo kalena lagu heshiiyay in si wadajir ah looga hortago falalka amni daro ee mararka qaar ka dhaca magaalada Muqdisho.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gobolka Banaadir

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gobolka Banaadir Mobil