Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Marka oo Dowlada Federaalka Ku Eedeeyey Iney Ka Dambeyso Dhibaatada Ka Taagan Gobolka

0
43

Gudoomiyaha degmada Marko ee gobolka Sh/Hoose Xasan Cumar Macalin oo la hadlay warbaahinta ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhibaatada ka taagan magaalada Marko.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha Degmada Marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha Degmada Marka Mobil