Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
34

Header-3

 

 

 

DHEGAYSO WARAKA WADAJIRRADIO ATLANTA

—-Dwolada Soomaaliya oo Muqdisho ku diyaarisay ciidamo si gaar ah u taba baran oo Kumaandos ah

—-Mooryaan ay Dowlada Xasan Shiikh horey u ciidamaysay oo dhac ka wada magaalada Muqdisho.
—-Ciidanka Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo isbaarooyin shacabka lagu dhibaatooyo ka sameystay tuulooyinka dhaca duleedka degmada Afgooye
—-Gudoomiyihii Hore Ee degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose C/qani Yuusuf Axmed oo sheegay Maamulka Shariif inuu hortaagan yahay xoreynta gobolka Shabeelaha hoose.
—Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka oo isku day Dil ka badbaaday.
—Dagaal caawa ka dhacay Demada Qoryoolay.
—Fanaan ku geeriyooday Hargaysa
—-Wasiiro lagu aasay magaalada Gaalkacyo