Daawo Suldaanka Guud ee Beesha Disow oo Shaley Lagu Caleema Saarey Dalka Canada Magalada Toronto

0
31

Xaflad aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen busha kala duwan ee ku nool dalka canada magalada toronto ayaa habeenkii xaley lagu qabtey International Plazza Hottel xafladaas oo aheyd xaflad lagu caleema saarayey isla markaana lagu taageerayey suldaanka guud ee beesha disow oo markaasi loo caleema saarey Sheekh Abdiwahid Haaji Salax.

Bal nala daawada sida ay u dhacdey xafladan.