Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameyey Xasuuqa Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Hayaan Deegaanada Somaliland

0
34

Ciidamo itoobiyaan ah ayaa maalmahan dambe dhibaatooyin aad u ba,an ka geystey qaar ka mid ah deegaanada somaliland ayagoo halkaasi ku diley haween, Caruur iyo Odayaal taasoo inta badan ay ka hadleen masuuliyiinta maamulka somalilnad.

itobiya