Dhegeyso Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ku Baaqey In La Joojiyo Dagalada Ka Socda Sool

0
35

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed udiray beelo walaalo ah oo ku dagaalamayay maalmihii dambe deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cabdi weli Gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilada

Cabdi weli Gaas Mobil