Dhegeyso Cabdi Weli Gaas oo Sheegey Iney Dili Doonaan Alshababta Ku Jirta Xabsiyada Puntland

0
135

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa sheegay in ay kooxda Al- Shabaab in ay Xabsiyada Puntland hadda ka buuxaan Maxaabiis badan oo katirsan kuwa doonaya in ay dumiyaan amniga iyo daganaanshaha dalka, talaabo cadna laga qaadi doono.

Cabdi weli Gaas wuxuu cadeeyey in markii ay dilaan shan qof, ayagana laga dili doono 20 Argagixiye oo kujira gacanta dawladda, oo sharciga la horkeeni doono.

Cabdi Weli Gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Weli Gaas Mobil