Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Kulanka Madasha Qaranka ee Ka Socda magalada Muqdisho

0
44

Waxaa beryahan ka socda magalada muqdisho kulanka madasha qaranka oo la sheegey in la isku mari layahay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeyso waxa uu noqon doono maqaamka magalada mudisho, Amiin camir oo mar walba u dhuun doloola arimaha dalka somaliya ayaa sawir gacmeed kusoo bandhigey sida uu u socdo shirka muqdisho.

madasha