War Deg Deg Ah Daawo Jaaliyada Shabeelaha Hoose Ee Dalka Ingiriiska oo Maanta Ku banan Baxaya Shariif Xasan

0
54

Banan bax aad u balaaran oo looga soo horjeedo maamul xumida uu shariif xasan ku hayo gobolka shabeelaha ayaa maanta waxaa uu ka dhacay dalka ingiriiska magalada london bananbaxaas oo ay soo abaabuleeen jaaliyada gobolka shabeelaha hoose eee ku nool dalka ingriiska.