Dhegayso…Dr Fowzi Cabdinuur”Waxaan u shaqayn doonaa ummadda Anagoo baahidooda si gaar ah u eegayno”

0
117

fowzi

 

 

 

 

 

 

Iyadoo maalin nimadii shalay Golaha Qurbajoogta KoonfurGalbeed xafiis ka furteen magaalada Baydhabo isla markaana u wakiisheen Dr Fowzi Cabdinuur ayaa waxaa inoo suura gashay in aan Dr Fowzi ka wareysano guud ahaan sida iyo qaabka ay u doonayaan inay bulsho weynta reer KoonfurGalbeed ay wax ugu qabtaan  wuxuuna ku jawaabay

“Waxaan u shaqayn doonaa ummadda Anagoo baahidooda si gaar ah u eegayno”

Halkan ka dhegayso Wareysiga Dr Fowzi