Dhegeyso Warsaxaafadeedkii Kasoo Baxay Kulankii Odayasha Dhaqanka Uga Socdey Magalada Qardho

0
33

Shirweyne maalmihii lasoo dhaafey uga socdey magalada qardho odey dhaqameedyada labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa maanta soo gaba-gaboobey, iyadoo dhamaadkii shirkan laga soo saaray Warsaxaafadeed loogu talo-galey Shacabka Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeedii laga soo saarey waaka ee nala dhegeysta.

Kulankii Qardho

Halkan hoose kga dhegeyso mobilkaada

Kulankii Qardho Mobil