Daawo Madaxweynaha oo Sharci deg Deg Ah Kasoo Saarey Meel Marinta Go.aanadii Laga Gaarey Hiigsiga 2016

0
50

Maalmihii lasoo dhaafey baarlamaanka dowlada federaalka laga sugaayey iney meel mariyaan go,aanadii ay gaareen maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka ee ku aadaneyd qaabka loo qaban doono dorashooyinkin hiigsiga 2016, Madaxweynaha kolkuu arkey iney adag tahay in ay baarlamaanka meel mariyaan go,aanadaas ayaa maanta waxaa uu kasoo saarey go,aan deg deg ah oo dhaqan geli doona maanta taas oo uu kuu meel marinaayo hishiisyadaas.

Waakan ee nala daawada.