Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baledweyne oo Sheegey in 15 Ruux Gaajo u Dhinteen

0
64

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta sheegay in Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baledweyne ay Dad gaaraya 15 Ruux ay ugu dhinteen Gaajo kadib markii ay ku Go’doomeen Xaafaddaasi oo Dagaal uu ka dhacay.

Hadaladiisa oo caro ka muuqata ayaa waxaa kasoo uu sheegey in baahida ka jirda deegaankaas wax laga qaban waayey isla markaana ay ka fiirssan doonaa ku jiritaanka dalka somlaliya.

Duqa Degmada Baladweyne

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Duqa Degmada Baladweyne Mobil