Dhegeyso:-Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo Ka Hadlaaya Dilkii uu Xaley Ka Badbaadey

0
26

Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka tirsanaa xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayaa xaley lagu weerarey guri uu ka degenaa degmada hodon.

Xildhibaan Dhaayow oo la hadlay warbaahinta muqdisho ayaa sheegay in uu ka badbaaday weerarka gurigiisa lagu soo qaaday hase ahaatee ay jiraan tiro ka mid ah ilaaladiisa oo ku dhaawacmay bambaanooyinka iyo rasaaasta lagu soo furay.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa

XILDHIBAANDHAAYOOW

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

XILDHIBAANDHAAYOOW MOBIL