Monthly Archives: March, 2016

Browse our exclusive articles!

War Deg Deg Ah:- Hoobiyal Caawa lagu Garaacay Xaafada Xaawo Taako ee Degmada Afgooye

Warar inaga soo gaaraya degmada afgooye ayaa sheegeya in saqdii dhexe ee caawa hoobiyaal lagu garaacay xaafada xaawa taako iyo halka uu ku yaalo...

Darawalada ku Shaqeysta Mooto Bajaajka Degmada Afgooye oo ka Banan Baxay Lacag uu Maamulka Shariif Xasan Kusoo Rogey.

Warar ka imana degmada afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta halkaasi ka dhacay banan bax looga soo horjeedo lacago xadhaafka ah ee uu...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Taliyaha Nabadsugida

  Amiin camir ayaa waxaa uu sawir ka hadlaaya ku wareejinta aminiga magalada muqdisho lagu wareejiyey maamulka gobolka banaadir ee bal nala daawada.  

Xasan Xanafi Xaaji oo Maanta Maxkamada Ay Dil Ku Xukuntey

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil Toogasho ah ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan Al-shabaab, kaasoo...

War Deg Deg Ah:-Daawo Dab Qasaaro badan Geystey oo Ka Dhacay Degmada Wanleweyn

Warar aynu kol dhaweyd ka helney degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maanta abaarihii kowda duhurnimo uu halkaasi ka dhacay dab...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img