Dhegayso…Deeq la gaarsiiyay Isbitaalka Baydhabo.

1
30

foowsi

 

 

 

 

 

 

 

Golaha Qurbajoogta KoonfurGalbeed ayaa waxay deeq ay u wakiisheen Dr Fowzi Cabdinuur la gaarsiiyay Cisbitaalka magaalada Baydhabo,

Hadaba si aan wax ugu ogaano deegdaasi iyo baahidii loo qabay ayaa waxaa wariyaheena magaalada Muqdisho Maxamed Kaafi uu ka wareystay Dr Fowzi.

Halkan ka dhegayso

1 COMMENT

Comments are closed.