Guud ahaan dalka somaliya ayaa waxaa ka jira abaaro aad u ba,an oo saameeyey guud ahaan shacabka somaliyeed, Amiin camir oo isna ka hadlaya abaarahaasi ayaa bogiisa waxaa u kusoo bandhigey sawir cajaaib leh oo uu kaga hadlaayo damaca itoobiya iyo talooyinka ay ka helaan niman siyaasada moodey in wax lagu noqdo beecinta shacabka iyo dalka somaliyeed.