Gudoomiyihii degmada Afgooye oo ay maamulka shariif xasan afgambiga xilka kaga qaadeen Cabdiqani Yuusuf Maxamed oo Wareysi siiyey Warbaahinta magalada muqdisho ayaa ka hadley arimo xasaasi ah oo ay ku jiraan dilalka qorsheysan ee habeenkii ka dhaca degmada afgooye.
Hadaladii cabdi qani waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
c/qaniyow libaaxii Geledi ayaa tahay ciidan sameyso halgan bilow, Biimaal waafow iyo yariisow heer fiican ayey soo gaarsiiyeen wax yer ayaa u dhiman deegaanadooda inta badan wey heystaan Marko dhinac ayey ka heystaan sxb hadal iska daa ciidan aruurso tuulooyinka kasoo bilow guul ayaan kuu rajeynaa
Comments are closed.