Monthly Archives: February, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo:- Abdisalam Haji Ismail oo Laga Wareystey Burburka Kulankii Kismaanyo Meesha uu Salka Ku Haayo

Abdisalam Haji Ismail oo in badanba ka hadla siyaasada dalka somaliya ayaa waxaa wareysi ay la yeelatey Dalmar show ayaa waxaa uu kaga hadley...

War Deg Deg ah Amisom oo Isaga Guurey Xero Ay Ku Lahaayeen Bartamaha magalada Marka

Warar inaga soo gaaraya magalada marka ayaa sheegay in aroornimadii hore ee saaka ay ciidamada ugandha oo qeyb ka ah amisom isaga guureen saldhig...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dhoohsananta Shariif Xasan Iyo Dhibaatada Ka Taagan Degmada Afgooye

Sida aynu ka warheyno degmada afgooye beryahan waxaa ka taagan dulmi kii ugu weynaa kaasoo ay indhaha ka daboosheen dowlada federaalka somaliya iyo maamulka...

Alshabab oo Looga Shakiyey Iney Ka Dambeyso Qaraxii lala Beegsadey Daalo Airline

Waxaa socda baariatanno looga shakisan yahay in Qaraxii Diyaaradii A321 ee Daallo Airlines ee sida deg-degta ah ugu soo degtay Muqdisho uu ahaa mid...

Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Jaaliyada qurba joogta Beel weynta Geledi waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Xajiyo Maymun Xuseen, Ruqiyo sheekh Axmadey, Cusmaan Sheekh Axmadey  iyo Muuse...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img