Dhegayso…Xildhibaan Dalxa oo ka warbixinaya safarkiisii Afgooye.

0
26

dalxaWafdi isugu jiray Golaha Wasiirada kan Baarlamaanka kan maamul goboleedka KoonfurGalbeed iyo kan deg,mada Afgooye ayaa waxay booqdeen degmada Afgooye,Wafdigan oo u kuurgalayay xaaladaha Amni daro ee degmada hada ka jira ayaa wariyaheena Muqdisho Maxamed Kaafi waxa ay u suura gashay inuu arimaha wafdiga uu ka wareysto Xildhibaan Dalxa.

Halkan ka dhegaysoXildhibaan Maxamed Dalxa sax