Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
41

Mawal Version2—Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay talaabadii xiriirka ay ugu jartay
dowlada Iiraan
—-Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday in shirka maamul u samaynta hiiraan iyo shabeelaha dhexe furmi doono maalinta talaadada ah
—Faah-faahin kasoo baxeyso qarax saaka ka dhacay degmada Shibis ee
gobolka Banaadir
—-Qaar ka mid ah madaxda maamul gobaleedyada oo tagay magaalada Kismaayo
si ay kaga qaybgalaan shirka bari halkaasi ka furmaya.
—Maamul cusub oo loogaga dhawaaqay Muqdisho.

Halkan ka dhegaysoWararka Wadajirradio Atlanta