Daawo Sawirada Diyaaradii Shaley Ku Dhacdey Deegaanka carbiska ee degmada Afgooye

0
155

diyarad5Xaley ayey aheyd kolkii diyaad nooceedu yahay Airbus 300 ay ku dhacday deegaanka carbiska ee degmada afgooye diyaaradan ayaa la sheegayaa in sababta keentey in ay kusoo dhacdo deegaanka in uu shidaalka oo ka dhamaaday kadib kolkii ay mudo saacado ah ku dul wareegeysey magalada muqdisho.

[slideshow_deploy id=’22864′]