Daawo Qurbo Joogta Degmada Wanleweyn oo Is Xilqaantey oo Afurineysa Shacabka Degmada

2
40

xasanQaar ka tirsan qurbo joogta kasoo jeeda degmada wanleweyn ayaa is xilqaamey ayagoo guntiga u xirtey sanadka in ay afuriyaan dadka danyarta ee aan heysan wax ay ku afuraan ee ku nool degmada wanle weyn.

Gudiga afurinta degmada wanleweyn ayaa waxaa uu video telfoon ah ay kasoo duubeen ayagoo dadka gaarsiinaya afurkii loogu tala galey wuxuuna ku booriyey in dadka kale ee dhiman ay ayagana ku deysadaan si wax loogu qabto dadka danyarta ah.

 

2 COMMENTS

  1. Masha allah waa wax aad loogu farxo waxan leeyahay masaakinta yaan marna la ilaawin dadaalkina kordhiya qurba joog hadii aad tihiin

  2. masha allah waa wax aad loogu farxo waana kumahadsanyihiin qofkastoo gacan kageysay

Comments are closed.