Dhegeyso:- Bananbax aad U Balaaran oo Hada Ka Socda Nr 50 “Dooni Meyno Shariif Sakiin Dooni Meyno Caado Qaate”

9
18

bananbaxBanaanbax aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan dadka dulmi diidka ah ee ku dhaqan deegaanka nr50 iyo meelaha ku dhow dhow ayaa haatan waxaa uu ka socdaa deegaanka numbar 50 ayagoo ku luuqeynaya “Shariif Sakiin dooni meyno caado qaate dooni meyno”.

bananbax nr 50

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

bananbax nr 50 mobil

9 COMMENTS

  1. jecliyaa Dulmi diid oo dhan waxaan kula dar daarmayaa inay ka qayb qaataan Burinta iyo Diidmada Dulmiga Lagu haayo Shabeelada Hoose uu ku haayo caade qaati shariif sakiin oo ah Duli kusoo duulay Shabeelada Hoose.

  2. Waa wax shariif sakiin laga sugaay xataa qabiilka dhexdiisa ayaa laflaf isugu direy sida hadda baydhabo tahay oo aan joogno wax fiican kama sugeyno ciddii u saxbinoyso ayaa la yaabsanaa, waxa uu dumiyey oo loo adeegsadey midnimadii Digil iyo Mirifle maxaa kale oo u dhiman

  3. Awalaa edeb daro looku magacaabay kuxigenada badan ee degmada marko ayagoo xafada bulada kadego

  4. Waxaan leeyahay reer nabar 50 quuleesta iskana dhiciya Shariif sakiin dakmooyinka kale ee gobolkana waxaan leeyahay kuday sada walaalihiina

  5. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Af ka hadalka ku dara gacan ku hadal waxaa idin gargaari doonaa Allah

  6. Caaqilka mudulood sxb adiga in lagu jwbo ma mudneyn tan &dowladii siyaad bare ilaa kuwi ka horeyay marko dadkii u dhashay oo maanta gudoomiyaha ka ah ayaa weligooda xilka qaban jiray xaywaan abgaal ah ayaa tahay idinka &dameerada isu caqli ayaa tihiin bal eeg xamar degmooyinka aad gudoomiyaha ka tihiin tuulo waxba ma dhaman lkn reraha kle melaha ay maamulaan wa magaalo caqli daradiina ayaa sida ah marko cadey maamulkeda waxa leh dadka degan e ma lahan kuwa xaywaniinta ah ee dowladnimada mooday in isbaar la dhigto &dumarka la kufsado

  7. Wan tagerayaa in dadka ay fikradahooda ay ku cabiraan sida saxda ah si nabadgelyo ah tani wacay tusaale u noqon doontaa degmoyin badan o shabelaha hose ka tirsan oo loo soo wado dad an u dhalan gobolka kana yimid gobolada dhexe war anagaba waa degnaa gaaljacyo ha nalaga siyo xitaa hal kursi

  8. taariikhda ayaa qoraysa reer No 50 waxaat tihiin geesiyaal aan ganbanayan waxaan ka doodaynaa reeraha ee Shabeelada Hoose Degan inay sameeyaan mid lamid ah sida reer Walaalahoot Biiyamaal ay sameeyeen hadii kale Gumaysi hor leh ayaa lagalayaa halayska dhiciyo Kooxda Dhul Boobka ah.

Comments are closed.