Dhegeyso:- Gaadiidleyda ka Shaqeeya Kismaanyo oo Ka Cabanaya Ciidanka Raskambooni

0
41

raskamboniWararka ka imanaya magalada kismaanyo ayaa sheegaya in gaadiidleeyda iskaga goosha kismaanyo iyo meelaha ku dhow dhow iney dhib weyn ku qabaan maleeshiyaadka raaskambooni ayagoo mar walba kala kulma dhac aad u baahsan.

Darawaladaas ayaa maanta waxaa ey sameeyeen shaqo joojin ka dib markii ciidanka raskambooni ey ka shaqeysan waayeen oo wax walba oo ey soo shaqeystaan dariiqa looga furto.

 

raskambooni

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

raskambooni mobil

 

Daafeet.Com