Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

0
100

astaanta

 

 

 

 

 

—-Madaxweynaha Soomaaliya oo u duulay kampala Xili kursigiisa uu muran ka jiro.
—-Banaanbax lagu taageerayay madaxweynaha oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiin ku beel ah oo Muqdisho ka dhacay,
—-Mooshin ka dhan ah wasiirka arimaha gudaha oo baarlamaanka loo gudbiyay.
—-Baarlamaanka Soomaaliya oo markii labaad kooram la’aan codka ugu qaadiwaayay Shirkada Favori.
—Fooley Dhib-laawe Maxamuud oo ahaa gudoomiye kuxigeenka degmada Dayniile ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas.(Isha)
—-Wafdigii Madaxweyne Nuunoow oo weli ku sugan Muqdisho
—Maamulka degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo Garoon diyaaradeed ka dhisaya Degmadaasi.
—Maxaa laysku dilayaa oo laysku haystaa magaalada Buulo-Xaawo ee gobolka Gedo (Wareysi ayaan idiin ka haynaa Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Buuloxaawo oo lagu magacaabo Maxamed Aden)..
—-Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo Gaarey Magaalada Kismaayo si ay Axmed Madoobe ugu cadaadiyaan fulinta heshiiskii Adis.

Halkan ka dhegayso Warkan oo dhamaystiranUnknown Album